Qaamuusle LogoQaamuusle

dhoobo

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dhoobo1
Magac dheddig
Ciid budo ah, qoyan oo is haysata.
dhoobo2
Magac dheddigJooloji
Nooc ciidda ka mid ah oo ah budo khafiifa, oo ah ma habe. Dhoobadu waxay noqotaa balaastig marka biyo lagu daro. Dhoobadu waxay ka koobantahay dhadhaabo-lakabeed iyo aluminiya.
dhoobo3
Fal gudbe, isrogrogga 3aad
1
Meel istuumin (xoolo, dad iwm).
2
Waabaayo marsasho (fallaar).
3
Dhis (guri iwm) salaaxasho.
4
Wax dhoobo marsasho.
5
Dheri iwm dhoobo ka samaysasho.
Is-rogga falkan

-btay, -batay