Qaamuusle LogoQaamuusle

dhoor

Magac lab
1
Daliig timo ah oo carruurta yaryar, madaxa bartankiisa loogu reebo.
2
Carjaw ama baalal kor u taagan oo shimbiraha qaarkood madaxa bartankiisa ku yeeshaan.
Wadarta Magacan

-rar, m.l