Xarriiq dhulka u qeybisa laba qeybood oo isle'eg. ld dhulbare.
Qaamuuska 1976
Yaasiin Cismaan Keenadiid
(Dhulbar-ka, Dhulbar-ta)
Xarriiq male ku dhisan oo dhulka ku wareegsan, oo meesheed walba iyo dhulka labadiisa udub (madax) weligood isku in isu jiraan; labo bar oo is le'eg bay dhulka u kala goysaa; barka woqooyi iyo barka koofure.