Qaamuusle LogoQaamuusle

dhuun

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dhuun1
Magac lab
1
Caano si aad ah u suusacay.
2
Malax.
3
Dh.kayga, dh.kaaga iwm: naftayda, naftaada iwm.
dhuun2
Magac dheddig
1
Tuubada cuntada caloosha geysa; hunguri.
2
Bir, caag iwm dhexda ka daloola, oo hooraha lagu nuugo.
3
Jid toosan oo dhuuban.
Wadarta Magacan

-uumo, m.l