Qaamuusle LogoQaamuusle

dibbir

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dibbir1
Magac lab
1
Dibbiro calool.
2
Qof maal qabeen ah.
dibbir2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Dabayl badan oo gudaheeda ku samaysantay awgeed fuurid (calool).
2
Cid aad u dhargid.
3
Qof cayil.
Is-rogga falkan

-ray, -rtay