Qaamuusle LogoQaamuusle

dibuggurasho

Magac dheddig
1
Cabsi darteed gadaal u bixid.
2
Xeelad dagaal oo ciidanku adeegsado. ld dibuggurad, dibugguro, dibugguryo.