Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
dicaayad
Magac dheddig
1
War aan sal iyo baar lahayn oo cid laga fidiyo iyadoo lagu caayayo.
2
War aad u badan oo cid wax gaar ahaaneed looga dhaadhicinayo. ld dacaayad, dacaayo, dicaayo.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: dicaayadee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
2: dicaayadeyn
Magac faleed dheddig
3: dicaayo
Magac dheddig
4: dicin
Magac lab