Qaamuusle LogoQaamuusle

diillin

Magac dheddig
1
Xarriiq; jiitin.
2
Roob xoog leh oo dabayl wata.
3
Caws cusub oo ka soo fufay meel gubad ah. ld diilin.
Wadarta Magacan

-imo, m.l