Qaamuusle LogoQaamuusle

doco

Fal magudbe, isrogrogga 3aad
1
Saxaro adkaatay xoog isaga keenid; jiirasho.
2
Jiirasho (nafley dhaleysa). ld duco².
Is-rogga falkan

-cday, -cotay