Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
dockayeer
Magac lab
Qof hadal socda, hadal aan xikmad lahayn ku darsada.
Wadarta Magacan
-rro, m.dh
Ereyo kale oo u soo dhow
1: doc
Magac dheddig
2: docfaruur
Magac lab
3: docfaruurid
Magac faleed dheddig
4: doco
Fal magudbe, isrogrogga 3aad
5: docogeysi
Magac lab
6: docol
Magac lab
7: docosho
Magac faleed dheddig