Qaamuusle LogoQaamuusle

dųud

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dųud1
Magac dheddig
1
Dhir badan oo waaweyn oo xoonsan; toon; kayn.
2
Qof odayga uu ku abtirsanayo aan wax badan ka tirsan.
3
Reer; qabiil.
dud2
Magac dheddig
Baadiye, duur.
dud3
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Qof caro muujin isagoo u fooltubaaya qofkuu u caraysnaa.
2
Gurigeeda ka tagid caro awgeed (qof haween ah).
Tusaale
Xaliima ninkeedii bay ka soo dudday
3
U d.: wax ul, gacan iwm u baacin.
Is-rogga falkan

-day, -dday