Qaamuusle LogoQaamuusle

dharla'

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dharla'1
Magac dheddig
Kubka dhankiisa hore ee hilibku ku yaryahay; xoog.
dharla'2
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
Qof qaawan ahaansho. ld dharra'.
Is-rogga falkan

-'aa, -'ayd