Qaamuusle LogoQaamuusle

duf

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

duf1
Magac dheddig
1
D. ah: wax rifan, wax calal ah.
2
D. ah: dulli.
3
D. iyo dooriso!: hoog!; ba'!.
dųuf2
Magac lab
1
Xaaraan; baqti; wax xun.
2
la midka ah (ld):
dįif
3
la midka ah (ld):
dųufid
dųuf3
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Ka soo d.: soo farabbaxsasho (dagaal); weyrax.
Is-rogga falkan

-fay, -ftay