Qaamuusle LogoQaamuusle

dhardhaar

4 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dhardhaar1
Magac lab
1
Dhagxaanta dabka ku wareegsan oo dheriga wax lagu karinayo la korsaaro midkood.
2
Dhagax weyn oo la qaadi karo.
3
la midka ah (ld):
dhardhaarid
ld dhadhaar¹
Wadarta Magacan

-rro, m.dh

dhardhaar2
Magac dheddig
Naxash.
dhardhaar3
Magac dheddigXisaab
Weedh ama hawraar loo qaatay run iyada oo aan la caddeyn, taas oo laga sii diiri karo weedho ama aragtiyo kale. Marka xisaabi la caddeynayo dhadhaarradu badanaaba waxa ay yihiin qaacidooyin la yaqaan oo sidooda loo qaato, maxaa yeelay caddeyntooda ayaa hore loo dhisay.
Wadarta Magacan

-rro, m.dh

dhardhaar4
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Weel wax lagu karinayo dhagxaan u dhigid. ld dhadhaar².
Is-rogga falkan

-ray, -rtay