Qaamuusle LogoQaamuusle

dun

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dun1
Magac dheddig
Liilimo laga soohay cudbi, dhogor, xariir iwm oo laga sameeyo dharka, meeshii ka dillaacdana lagaga tolo.
Wadarta Magacan

-umo, m.l

dun2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Dad ama xoolo meel isugu ururin.
Is-rogga falkan

umay, -untay; -umi