dux
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dux1
Magac dheddigDufan, dheef, shux.
dux2
Magac labBaayolojiKoox iskudhis oorgaanika ah oo laga helo noolayasha kuwaas oo aan ku milmin biyaha haseyeeshee ku milma milayaasha oorgaanikada sida koloorofoom, baasiin iwm.
Wadarta Magacan
-yo, m.dh
dux3
Fal magudbe, isrogrogga 1aadLaf iwm dufan dibadda u soo saarid.
Is-rogga falkan
-xay, -xday