Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
eeddo
Magac dheddig
1
Haweeneyda aabaha la dhalatay.
2
Haweeneyda aabuhu qabo oo aan hooyada ahayn; ld aayo.
3
U.j: eeddoy!
4
U.j: wiilka aan eeddada u ahayow!; gabadha aan eeddada u ahayey!
Wadarta Magacan
-ooyin, m.l
Ereyo kale oo u soo dhow
1: eed
Magac dheddig
2: eedaad
Magac lab
3: eedaadid
Magac faleed dheddig
4: eedaamid
Magac dheddig
5: eedaan
Magac lab
6: eedaq
Magac lab
7: eedayn
Magac faleed dheddig
8: eedays
Magac lab