Qaamuusle LogoQaamuusle

eed

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

eed1
Magac dheddig
1
Denbi cid uusan ku caddayn lagu soo oogey.
2
Gef; denbi.
Wadarta Magacan

-do, m.l

eed2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Fal, arrin iwm samayntooda natiijo xun kala kulmid.
Is-rogga falkan

-day, -dday