Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
eedaysan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
Wax dembi loo haysto ahaansho; eed saarid.
Is-rogga falkan
-snaa, -snayd
Ereyo kale oo u soo dhow
1: eed
Magac dheddig
2: eedaad
Magac lab
3: eedaadid
Magac faleed dheddig
4: eedaamid
Magac dheddig
5: eedaan
Magac lab
6: eedaq
Magac lab
7: eedayn
Magac faleed dheddig
8: eedays
Magac lab