Qaamuusle LogoQaamuusle

dooro

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dooro1
Magac dheddig
1
(u) Shimbir aan buubin, guri joog ah oo dadku manaafacaadsadaan; digaag.
2
(u) Digaagga middeeda dheddig.
3
Baaro.
dooro2
Fal gudbe, isrogrogga 3aad
1
Wax xulasho.
2
Cid doorasho ku jirta codsiin.
Is-rogga falkan

-rtay, -ratay