eey
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
eey1
Magac labCilmiga-naflaydNaasley dab joog ah, yeyda ay isku bah yihiin, hilib cun ah, oo loo adeegsado ugaarsiga iyo ilaalinta guryaha, xoolaha, beeraha iwm. ld ey¹.
Wadarta Magacan
-eey/-yo, m.dh
eey2
Magac dheddigEey dheddig ah. ld eeyad, ey².
Wadarta Magacan
-eey/-yo, m.dh
eey3
Erey dareenErey dareen: ehi!, oh! ld eeyaa.