ęeg
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
ęeg1
Magac lab Falkaabe1
ęegga: waqtiga markaa la joogo; imminka, hadda.
2
ęeggayga, ęeggaga iwm: markayga, markaaga iwm.
eg2
Fal magudbe, isrogrogga 4aad1
Arrin in la yeelo ku wanaagsan ahaansho.
Tusaale
“Waxaa eg in salaadda waqtigeeda la tukado”
2
Ku e.: wax aan meel dhaafin ahansho.
3
U e.: wax, wax kaale ay qaabka isaga mid yihiin ahaansho.
4
La e. ama le'eg: wax, wax kale la jin ah ahaansho.
Is-rogga falkan
ekaa, ekayd