Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
ergee
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 2aad
Farriin, war iwm tol, qolo dawlad iwm u qaadid.
Is-rogga falkan
-geeyay, -geysay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: ergan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
2: erganaan
Magac faleed dheddig
3: erganaansho
Magac lab ama dheddig
4: ergasho
Magac faleed dheddig
5: ergey
Magac lab
6: ergeyn
Magac faleed dheddig
7: ergeysan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
8: ergeysasho
Magac faleed dheddig