Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
faddaaddo
Magac dheddig
1
Wax shaki leh ama aan caqligal ahayn.
2
Dillaac dhaawac caallirasan.
3
Marin laga bixiyey deyr ama qoqob.
4
la midka ah (ld):
faddaro
Ereyo kale oo u soo dhow
1: fad
Magac lab
2: fadal
Magac lab
3: fadallayn
Magac faleed dheddig
4: fadallee
Fal magudbe, isrogrogga 2aad
5: fadaq
Magac lab khabar
6: faddarayn
Magac faleed dheddig
7: faddaraysan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
8: faddaraysnaan
Magac faleed dheddig