Qaamuusle LogoQaamuusle

fako

Fal magudbe, isrogrogga 3aad
1
Si xoog leh u ordid.
2
Wax gacmo ka farabaxsasho.
3
Meel ama wax ka baxsasho.
4
Halis ka badbaadid. ld fiko.
Is-rogga falkan

-kaday, -katay