Qaamuusle LogoQaamuusle

dhowow

Fal magudbe, isrogrogga 3aad
1
Cid si martinnimo iyo xurmo leh meel u fariisasho.
2
Soo dh.: cid meeshii ay joogtay meel ka sokeysa imaansho. ld dhawow.
Is-rogga falkan

-waaday, -waatay