leexo
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
leexo1
Magac dheddig1
Dabayl dhacda oo cirka u kacda.
2
Ciyaar xarig geedo isu dhow labadiisa dacal lagu kala xiro oo carruurtu fuusho iskuna ruxaan.
3
Qallooc gala kurus geel.
leexo2
Fal magudbe, isrogrogga 3aadJid lagu socday ka weecasho.
Is-rogga falkan
-xday, -xatay