Qaamuusle LogoQaamuusle

gommod

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

gommod1
Magac lab
Cudur raafafka ariga ku dhaca; raafdillaac. ld golrod.
gommod2
Magac dheddig
Cagta geela; cagaf.
Wadarta Magacan

-do/gondo, m.l

gommod3
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Cudur gommodka ka qaadid
Is-rogga falkan

-day, -dday