hashuur
Magac labJuqraafi
Xarriiqyo harayn oo gaagaaban oo khariidadda lagu dul sawiro si loo muujiyo farqiga u dhexeeya tiirada dhulka. Haddii tiiradu ay taagantahay xarriiqyadu waa dhumuc weynyihiin waana isku dhawyihiin; haddiise tiiradu ay sahlantahay, xarriiqyadu waa dhuudhuubanyihiin waana kala durugsanyihiin.
Wadarta Magacan
-rro, m.dh