farakacayaar
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
farakacayaar1
Magac labIsjiidjiid ama legdan aan dhab ahayn oo dheeldheel loo sameeyo.
farakacayaar2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadIsjiidjiid ama legdan aan dhab ahayn dheeldheel u samayn.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay