Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
fasiix
Magac lab khabar
1
F. ah: qof hadalka si fiican u jeedin yaqaan.
2
Hadal bayaan ah oo si qeexan loo yiri.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: fas
Magac lab
2: fasaaxad
Magac dheddig
3: fasaaxo
Magac dheddig
4: fasahaad
Magac dheddig
5: fasahaadi
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
6: fasahaadid
Magac faleed dheddig
7: fasahaadin
Magac faleed dheddig
8: fasahaadis
Magac lab