feer
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
feer1
Magac dheddig1
Lafaha dhuudhuuban, xooggan ee ku xeeran dhawraarintana u ah uur ku jirta nafleyda inteeda sare.
2
Hareer; gees, dhinac.
3
\(w.\) Qaaxo.
Wadarta Magacan
-ro, m.l
feer2
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad1
(f.g) Fara duuban wax ku dhufasho.
2
(f.g) Tin iwm shanleyn.
3
(f.g) Wax dalliig u dillaacin.
4
(f.mg)Roob da'ayay joogsasho.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay