Ereygan wuxuu leeyahay 2 Qaab iyo macneyaal kala duwan.
cidhib1
Magac dheddig
Wadarta Magacan
-dhbo, m.l
cidhib2
Magac lab
Cilmiga-naflayd
Dalool liilsami kara oo carjaw ah, kaas oo ku dheggan gidaarka dalqada ee u dhow salka carrabka naasleyda. Mar wax la liqayo wuxuu daboolaa hunguricadka si aanay cuntadu u gelin.