tobograafiyo
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
tobograafiyo1
Magac dheddig1
Qoraal faaahfaafsan iyo muuqaallo muujinaya dhismaha iyo samayska dhul gaar ah.
2
Cilmiga lagu barto qaab dhismeedka dhulka. ld tobograafiyad.
tobograafiyo2
Magac dheddigJuqraafiQeexid faah- faahsan ama bandhig muuqaallobe-deed, dabiici iyo sanaaci, labadaba ee meeleed, sidaasoo kale ayaa laga rabaa khariidad, toobograafiyeed.