tirosin aritmatig
Magac dheddigXisaab
Tirosinka aritmatig ee urur ka kooban n-tiro waa tirsame wadarta n-da tiro oo loo qaybiyey tirada tirooyinka. Tusaale ahaan, tirosinka aritmatig ee ururka {1, 4, 3, 0, 1, 2,ì 1, 4} waa (1+4+3+0+1+2+1+4): 8 = 16 : 8 = 2.