feeragashi
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
feeragashi1
Magac labFunaanad;garan ama shaati.
Wadarta Magacan
-iyo, m.dh
feeragashi2
Magac dheddigDerin, raar iwm oo weyn oo aqal soomaaliga labada docood ama mid laga geliyo marka la dhisayo.
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-iyo, m.dh