feertan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
feertan1
Magac lab1
Ciyaar laba qof feer ay ku tartamaan.
2
Isdhaafsashada laba qof feer ku dagaallamaan.
feertan2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Laba qof feer ku tartamid.
2
Feer ku dagaallamid.
Is-rogga falkan
-amay, -antay; -ami