Qaamuusle LogoQaamuusle

baatul

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

baatul1
Magac lab
la midka ah (ld):
baatulid
baatul2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Hanti si tashiil la'aan ah u isticmaalid.
Tusaale
Wiilkii dukaankii buu baatulay
Is-rogga falkan

-ulay, -ushay