Qaamuusle LogoQaamuusle

fiidraac

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

fiidraac1
Magac lab
Guurada habeenka qaybtiisa hore la sameeyo. ld fiidraacid.
fiidraac2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Fiid-horaad guurid.
Is-rogga falkan

-cay, -cday