Qaamuusle LogoQaamuusle

foolt beege

Magac labFiisikis
Qalab lagu cabbiro xaddiga keyd faraqa ee u dhexeeya laba barood. F. waxaa mareegta loogu xidhaa barbarro.
Wadarta Magacan

-gayaal, m.l/dh