Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
fulaaliso
Magac dheddig
Diinta
Ducooyin la akhriyo ama cashar la qoro marka haweenay foolanaaysaa sahal u dhali weydo. ld falaaliso.
Wadarta Magacan
-ooyin, m.l
Ereyo kale oo u soo dhow
1: ful
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
2: fulabbaji
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
3: fulabbajin
Magac faleed dheddig
4: fulabbajis
Magac lab
5: fulannimo
Magac dheddig
6: fule
Magac lab
7: fuley
Magac lab
8: fuleynnimo
Magac dheddig