Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
ful
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Xoolo wabax ah ama dhaan cokan ceel ka tegid.
2
Hawl ama arrin hirgelid.
Is-rogga falkan
-ulay, -ushay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: fulaaliso
Magac dheddig
2: fulabbaji
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
3: fulabbajin
Magac faleed dheddig
4: fulabbajis
Magac lab
5: fulannimo
Magac dheddig
6: fule
Magac lab
7: fuley
Magac lab
8: fuleynnimo
Magac dheddig