Qaamuusle LogoQaamuusle

qaybsan

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

qaybsan1
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Wax la qaybiyey noqosho.
Is-rogga falkan

-amay, -antay; -ami

qaybsan2
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 4aad
1
(f.g) Qof wax xafidsan ahaansho.
2
(f.g) Wax la qaybiyay ahaansho.
3
(f.mg) Ku q.: qof hawl, arrin iwm, fulinteeda iwm, lagu aaddiyey ahaansho.
Is-rogga falkan

-naa, -nayd