gaastarig cariye
Magac labCilmiga-naflayd
Hormoon laga sameeyo qaybta xiidmaha ugu xigta ee caloosha. Soo deyntiisa waxaa fududeeya cunnada caloosha soo gasha; dhiigga ayuu raaca wuxuu fududeeya soo deynta dheecaanka caloosha.
Wadarta Magacan
-gayaal, m.l/dh