Qaamuusle LogoQaamuusle

gaatan

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

gaatan1
Magac lab
1
Socod dhukis ah oo wax lagu gaadayo (nafley).
2
la midka ah (ld):
gaatamid
gaatan2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Dhukin iyada oo wax la gaadayo.
Is-rogga falkan

-amay, -antay; -ami