Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
gabareymaanyo
Magac dheddig
Nafley la rumeysan-yahay inay badda ku nooshahay, taasoo qaarka sarana ka ah gabar qaarka dambena mallay.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: gab
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
2: gabaabsad
Magac lab
3: gabaabsasho
Magac faleed dheddig
4: gabaabsi
Magac lab
5: gabaabso
Fal gudbe, isrogrogga 3aad
6: gabaaddiir
Magac dheddig khabar
7: gabaahiir
Magac dheddig khabar
8: gabaahiiro
Magac dheddig khabar