gablool
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
gablool1
Magac lab khabarCandho guran oo aan caano lahayn. ld gabto, gabtood, gabtool¹.
gablool2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadWax guran oo aan caano lahayn noqosho. ld gabtool².
Is-rogga falkan
-oolay, -ooshay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-oolay, -ooshay