Qaamuusle LogoQaamuusle

gacanqabsi

Magac lab
1
Ul ama wax la mid ah oo marka la socdo gacanta lagu qaato.
2
Lacag yar oo lagama maarmaanka lagu iibsado.
3
Lacag yar oo ganacsi lagu bilaabo.
4
la midka ah (ld):
gacanqabasho