gawdiid
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
gawdiid1
Magac labTaagnaan badan oo meel lala istaago jirro, dhibaato iwm awgeed. ld gawriir¹.
gawdiid2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadJirro, dhibaato iwm awgeed meel la istaagid. ld gawriir².
Is-rogga falkan
-day, -dday