gawaad
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
gawaad1
Magac labNin, rag iyo haweenka isu geeya; rufiyaan.
Wadarta Magacan
-dyo, m.dh
gawaad2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadU g.: nin iyo naag isu gayn.
Is-rogga falkan
-day, -dday
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-dyo, m.dh
-day, -dday